Inkastoo aanay jirin daraasadaha lagu kalsoonaan karaa oo caddaynaysa xannuunada dhimirka Hadana...W/Q Ibraahin Khadar

0
Friday October 18, 2019 - 20:40:04 in Articles by
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inkastoo aanay jirin daraasadaha lagu kalsoonaan karaa oo caddaynaysa xannuunada dhimirka Hadana...W/Q Ibraahin Khadar

    Inkastoo aanay jirin daraasadaha lagu kalsoonaan karaa oo caddaynaysa xannuunada dhimirka Hadana...W/Q Ibraahin Khadar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkastoo aanay jirin daraasadaha lagu kalsoonaan karaa oo caddaynaysa xannuunada dhimirka Hadana...W/Q Ibraahin Khadar


Inkastoo aanay jirin daraasadaha lagu kalsoonaan karaa oo caddaynaysa xannuunada dhimirka ee bulshadeena haya, hadda waxa sii xoojin kara in dadkeenu xannuunadaas intooda badan la il-darran yihiin jiritaan la'aanta dhakhaatiirta ku takhasustay daawaynta amma latacaalida xannunadaas. Tusaale ahaan, xannuunadda dhimirka ku dhacay waalida uun maaha, balse qofka oo shaqadu ku cuslaato amma naca, cadaadis qoyska amma bulshada kaga yimaadda, qaxoontinnimada, barokicis, shaqo la'aan, ganacsi ka kaca, xidhiidh lammaane oo burbura iwm, waxay sabab u noqdaan in qofka xannunadaas la soo darisaan.




Waa run oo diinteena islaamka ayaa dawo ah, balse iyada lafteeda ayaa u baahan in laga helo khubaro u tababaran ku dawaynteeda.


Haddaba dhakhaatiirtan baynu u baahanahay


Psychologist, Psychiatrist, Psychoanalyst, Psychiatric nurse, Psychotherapist, Mental health counselor, Family and marriage counselor, Addiction counselor, Religious counselor Art therapist, Social worker iyo wixii kale ee la halmaala.


Xaaladda maskaxeed ee dadkeena haddii aad doonayso ogaanshaheeda baraha bulshada uun u fiirso amma magaalada si fiican u lugee amma basaska dadweynaha raac.


Haddaba, ma wax aynaan isku buuqin baa inagoo dhibaatooyin iyo saboolnimo ba'an ina haysato, siyaasad xumana 30 sanno ku jirnay.


FG: Haddii aad u baahato shaqadoodana Google garee si fiican baad u fahmi kartaa.

Alluun baa inoo maqan...

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...