War Deg Deg Ah:-Midawga Yurub Iyo UK Oo Wada Gaadhay Heshiiska Britain Kaga Baxayso EU

0
Thursday October 17, 2019 - 17:56:26 in News by
  • Visits: 4060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Midawga Yurub Iyo UK Oo Wada Gaadhay Heshiiska Britain Kaga Baxayso EU

    War Deg Deg Ah:-Midawga Yurub Iyo UK Oo Wada Gaadhay Heshiiska Britain Kaga Baxayso EU

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Midawga Yurub Iyo UK Oo Wada Gaadhay Heshiiska Britain Kaga Baxayso EU


London(HWN):-Dwlada UK ayaa ku guulaystay in midawga yurub ay la gaadho heshiis ay kaga baxayso kasii mid ahaanshaha midawgaasi.


Labada dhinac ayaa maanta wada gaadhay heshiiskii ay dawlada UK kaga bixi lahayd midawga yurub ka dib aftidii laga qaaday shacabka wadankaasi ee ay ku doorteen inay kaga baxaan midawga yurub.

Boris Johnson and European Commission president Jean-Claude Juncker hailed the breakthrough at a Brussels press conference this afternoon, with the PM saying there must be 'no more delay' about the UK leaving the bloc


Raysal wasaaraha UK Boris Johnson iyo madaxa midawga yurub Jean-Claude ayaa si wada jir ah warbaahinta ugu sheegay inay wada gaadheen heshiis buuxa oo ay UK ay kaga baxayso kasii mid ahaanshaha midawga yurub.

Mr Johnson seemed in high spirits as he greeted EU leaders including Xavier Bettel (centre) at the summit in Brussels today. The PM and his Luxembourg counterpart had an awkward clash when he visited the country recently and was 'empty podiumed' after refusing to carry out a press conference amid noisy protests

Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa dhankiisa sheegay inay maanta ku guulaysteen inay midawga yurub la gaadhaan heshiis uu ku tilmaamay mid weyn "Waxaan filayaa in heshiiskani uu yahay mid u wanaagsan UK iyo Midawga yurub kaas oo ay suura gal tahay inay ka soo baxdo natiijo loo siman yahay.”ayuu yidhi raysal wasaaraha UK.

Mr Johnson chatted happily with Angela Merkel (right) and Leo Varadkar (second from right) as they gathered to start the summit at the council HQ
Boris Johnson and Jean-Claude Juncker confirm the UK and EU HAVE agreed Brexit deal

Dhinaca kale madaxa midawga yurub Jean-Claude ayaa dhankiisa ka hadlay heshiiskan ay la gaadheen midawga yurub, isaga oo ku tilmaamay "kani waa heshiis cadaalad ah oo miisaaman dhinac kastaba, muhiimadayaduna waa inaan raadinaynay heshiis xal ah.”


Loading...
Loading...