Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Mawqifka Ay Ka Taagan tahay Kootada Haweenka Ee Doorashooyinka

0
Wednesday October 16, 2019 - 20:15:58 in News by
  • Visits: 2928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Mawqifka Ay Ka Taagan tahay Kootada Haweenka Ee Doorashooyinka

    Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Mawqifka Ay Ka Taagan tahay Kootada Haweenka Ee Doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Mawqifka Ay Ka Taagan tahay Kootada Haweenka Ee Doorashooyinka


Hargeysa(HWN):-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Image may contain: one or more people

No photo description available.
Image may contain: 11 people, people sitting, suit and indoor

Madaxweyne ku-xigeenka oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda gobolka iyo madax ka socotay hay’adaha kala duwan ee qaranka, ayaa shirweynahan lagu gorfaynayo sidii haweenka loogu samayn lahaa kooto gaar ah oo ay ku yeeshaan goleyaasha kala duwan ee qaranka, waxana uu tilmaamay in xukuumadda ay ka go’an tahay hirgelinta qoondada haweenka, si loo hirgeliyo jawi ay haweenku si furan dhexdooda ugu tartami lahaayeen xilal gaar loogu xidhay.

Image may contain: 4 people, suit and indoor
Image may contain: one or more people, people standing and suit
Image may contain: 7 people, wedding, suit and indoor
Image may contain: 11 people, people standing
Loading...
Loading...