Wasaarada Waxbarashada Oo Magaalada Burco Ka Furtay Shirkii Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka Iyo Agaasime Waaxeedyada+Sawiro

0
Wednesday October 16, 2019 - 17:52:43 in News by
  • Visits: 1250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Waxbarashada Oo Magaalada Burco Ka Furtay Shirkii Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka Iyo Agaasime Waaxeedyada+Sawiro

    Wasaarada Waxbarashada Oo Magaalada Burco Ka Furtay Shirkii Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka Iyo Agaasime Waaxeedyada+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Waxbarashada Oo Magaalada Burco Ka Furtay Shirkii Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka Iyo Agaasime Waaxeedyada+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Md.Cismaan Jaamac Aadan ayaa maanta furay shirka seddex biloodlaha ah ee ay iskugu yimaadaan guddoomiyayaasha waxbarashada ee gobolada dalka iyo agaasime waaxeedyada WW&S. shirkan ayaa lagu lafaguraa qorshahaha seddex biloodkii hore wixii ka qabsoomay iyo dejin qorshaha seddexda bilood ee soo socda ee wasaaradda waxbarashada.

Image may contain: 2 people, people standing

No photo description available.
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 3 people, drink
Image may contain: 2 people
Image may contain: 3 people
Image may contain: 1 person
Image may contain: 4 people, people sitting and drink

Shirkan oo lagu qabtay, magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco ayaawaxa ka soo qaybgalay, guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka, agaasime waaxeedyada wasaaradda waxbarashada, maayarka Magaalada Burco, badhasaab ku xigeenka gobolka Togdheer iyo masuuliyiin kale.

Image may contain: 3 people, people sitting and suit
Image may contain: 2 people, drink
Image may contain: 2 people, people sitting and suit
Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and suit
Image may contain: 3 people, drink and indoor
Image may contain: 1 person, text

Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa la iskula meel dhigi doonaa, wixii ka hirgalay qorshihii hore iyo qorshaha wasaaradda waxbarashadu ku halwlgeli doonto seddexda bilood ee innagu soo fool leh.

Image may contain: 1 person, smiling
Image may contain: 1 person, beard and indoor
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 1 person

Loading...
Loading...