Taliyeyaasha Amaanka Gobolka Banaadir Oo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyey.

0
Wednesday October 16, 2019 - 17:15:44 in News by
  • Visits: 1585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyeyaasha Amaanka Gobolka Banaadir Oo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyey.

    Taliyeyaasha Amaanka Gobolka Banaadir Oo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyeyaasha Amaanka Gobolka Banaadir Oo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyey.

 


Taliska cusub ee Booliiska Soomaaliyeed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliye-yaasha Saldhigyada iyo hoggaanka degmooyinka gobolka Banaadir.




Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xassan Xijaar ayaa saraakiil u magacaaay xilal sare halka kuwa kalana xilalkii laga qaaday.


La-taliyaha sare Taliyaha ciidanka booliiska ayaa loo magacaabay Cabdifitaax Mire oo hore u ahaa taliyaha Saldhigga Wilyow Cadde.


Yaasiin Nuur Kheyre Ganey ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Dharkeenley.


Gaashaanle Mahad Cabdi Xakiin Cumar ( Mahad Koroow) ayaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Waliyow Cadde.


Taliyaha Birmadka ciidanka boliiska ayaa loo magacabay Yuusuf Hundubay oo horay u ahaa taliyaha Saldhig Galbeed.


Taliyaha Daraawiishta Booliiska ayaa laga dhigay Gaashanle sare Cabdulaahi Mire Siyaad.


Taliyaha qaybta Galbeed ayaa loo magacaabay Maxamuud Xusseen, Taliyaha Laanta socotada ciidanka Booliiska Cabdirashiid Aadan Xirsi.


Taliye-yaasha saldhigyada iyo qeybaha gobolka Banaadir ayaa saddexdii sano ee la soo dhaafay waxaa lagu sameynayay isku shaandheyn iyo xilka qaadis lagu sameynayay.

 

Loading...
Loading...