Colka Wadhaf Ma Lagu Deyey.

0
Wednesday October 16, 2019 - 10:12:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Colka Wadhaf Ma Lagu Deyey.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

Waxaa jirtay odhaah ahayd (saca faarso tegey sandulu ku iman sodon maalintuu qado) oo SYL lahayd.

Haddaba sodonkii iyo in ka badanba waanu qadnay soomana socono.

Xamarna ka filan maayno aqoonsanay dawlad somalilaan ah oo ka madaxbanaan.

Xataa haddii aduunyada kaloo dhami aqqonsato somalilaan waa kuwa ugu danbaya.

Haddaba haddii arrini sidaas tahay aan ku jiido iyo aan ku jiido waa gacma daalis.

Maahmaahba odhanaysa dayax haddii la waayo,xiddigaha lugu gudaaye,

Bal si xeegana xeego ku noqoto,ilkana ku nabad galaan,maa la yeeloo laysla meel dhigo.

Maa laga gudbo wacad alloon kaa cabaa iyo wacad alloonad iga cabayn.

TALO BIXIN: Somalilaan know warkeedu waa waar caalamkii idinkuu nagu kiin xidhaye na fasaxa oo aan ahaano,

Laba dal oo walaal ah isna dugsada.

Haddii la waayo maxaan iiga darayn (waa ta labaad).

Plan B:

Intaanu aduunyada ka soo quusanayno ama nala aqoonsanayo,

Maxaa noo ogoshiin maadaamaa haysataan saxeexii?

Wixii hore laysula gaadhay ee dawladii hore xaxeexeen ha loo fuliyo sidoodii.

HAWDAANA KA KOW AH.

INAAN LA CARQALADAY ARRIMAH HORUMARKA.

QAYBSIGA DEEQAHA WAXBARASHO,

ILAALINTA AMAANKA,

ISU SOCODKA TIJAARADA OON SIYAASADI KU JIRIN.

 

TALO IYO  WEYDIIN DAWLADA FEDERAALKA:

MAXAA KU WAAYEYSAAN AQOONSIGA SOMALILAAN?

MA LAGA YAABAA INAY TAASI INOO FA’IIDO BANTAHAY LABADEENABA.

ALLAHU MAA BALATU.

                                                                               ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...