War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Odayaasha Musdambeedka Kuna Saabsan Jabhadda Ka Goosatay Dalka J. Barakaysan Ee Somaliland

0
Wednesday October 16, 2019 - 10:03:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Odayaasha Musdambeedka Kuna Saabsan Jabhadda Ka Goosatay Dalka J. Barakaysan Ee Somaliland

    dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu

idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan jabhadda  ka goosatay dalka jamhuurayadda barakaysan ee Somaliland

waxaa warwar walbahaar nagu abuuray dalka madaxa bannnaan

waxaa jiray  illaaway dhibtii loo soo maray dalka waxaa la odhan jiray illawshiinyo dhowaa ma umulbaa

muuminka laba god lagama wada qaniino waxaa na soo jiitay madaxwanuhu markuuu abtiyaashi la kulmay una ballan qaaday cafiska jabahaadda kor ku xusan

talo soo jeedin

  1. madaxwayne mudane muse Biixi Cabdi  wada tashi ka dib in uu cafis u fidiyo ciidanka xoogga dalk ka goostay
  2. in ay kulmaan madax dhaqmeedka dalku kana wada tashadaan sidii dalku hore ugu mari lahaa kana fikirtaan arrinta ceelafwayn diirirtana la qaboojiyo
  3. in  goobaha cafimaadka ee dhiigga dadka loo soo shaqa tagay wasaaradda caafimaadk la hoosgeeyo.
  4. In la sameeyo shirkad caymiska u xilsaran gaadhiguna aanu wadada la wadaagin wadayaasha dhiggiisa ah.
  5. In dadka barakacyaasha loo bixiyo ee dalkoddii jooga laga daayo odhaahd barakaca lama arag dad danyra ah oo dalkay u dhasheen ku bara kaca.
  6. In la soo celiyo halkii dollar danyartu isu diri jireen qof aan waxa qorin waxan akhiyin ma agaran karo inta eber ee doolarka ku haabbbon
  7. Waxaa muuqata arrintii la moodeeyey shirkadaha dahabshhiil iyo telesom xaaladda isbelka  u sabab ahaayeen.

     

 Ha  la colloobin muwaaddinka dalku idinka dheexeeyo.

Ha loo duceeyo madaxda si dalku tubta toosan qaado

Allah ayaa mahad iska leh

Deeq  Cabdi Digale



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...