Cabdilaahi Fadal Waa Masuul Ku Suntan Ilaalinta Amaanka Qaranka Somaliland

0
Tuesday October 15, 2019 - 19:15:12 in Articles by
  • Visits: 1563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdilaahi Fadal Waa Masuul Ku Suntan Ilaalinta Amaanka Qaranka Somaliland

    Cabdilaahi Fadal Waa Masuul Ku Suntan Ilaalinta Amaanka Qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdilaahi Fadal Waa Masuul Ku Suntan Ilaalinta Amaanka Qaranka Somaliland

Waxa Maanta Oo Taariikhdu Tahay 15-10-2019 ka so Dagay Airport-ka Egal Interational Halyeey Qaran Jenaraal Cabdilaahi Fadal Iimaan Oo Mudo Labaatan Cisho ah Ku Maqnaa Dalka Turkiga Oo uu u Tagay  Caafimaad Kana Soo Noqday Isagoo Caafimaadkiisu Yahay 100/%. 


Hadaba Jeneral Fadal Oo ah shaqsiyaadka ku suntay Wax Qabadka Ilaalinta amaanka  Qaranka Iyo Nabad Galyada Somaliland, Waxay Bulsho Weynta Reer Somaliland Ogyihiin Kartida, Dadaalka iyo Daacadnimada uu hadh iyo habeen ugu jiro kor u qaadida Sugida Amaanka Qaranka Isagoo 28 kii Sano Ee Somaliland Jirtay Raga aan Marnaba Seexan Hurdo Wacan Oo ay ku Nastaan . 
Image result for cabdilaahi fadal


Hadaba Hadaanu Nahay Odayaasha wax garadka dhalinyaro ka mida Reer Somaliland Waxaanu Leenahay Guul Guul Iyo Horumar Qaran Halkaana Ka Sii Wad Waanuna Kugu Garab taaganahay Dadaalka aad horaba ugu Jirtay. 

Madaxweynaha Qaranka Waxaanu Leenahay Hadaanu Nahay Bulsho Weynta Somaliland Waad ku Mahadsantahay Inaad Ogtahay Kana Warhayso Ahmiyada uu leeyahay amaanka Iyo Horumarkiisa oo Aaad dhigtay halkii ku haboonayd, waanan kugu Ducaynaynaa hawshaa culus eed qaranka u hayso adigoo Madaxweyne ka mida 40 kii Sano ee u dambeeyay Dadkii dadaalka dheer u galay in la helo Qaran Gaar u taagan oo Leh Nooc walba oo Dawlad Wanagsani Leedanahay. 

Hadaba waxaanu u soo jeedinaynaa Qaar ka mida bulshada Somaliland oo neceb horumarka nabadgalyada iyo hore u socdka qaranka, Marwalbana Raadiya Durida Iyo ka Been Sheega Madaxda Qaranka Inay Ka Waantoobaan Beenta Iyo Waxyaabaha Xun Xun Ee Medai Galinayaan Een Waxba Ka Jirin, AALLE Ka cabsada oo Qarankiina La Shaqeeya Mana Lihidin Qaran kale ama dal kale . 
Magacyada Qaar ka mida Odayaasha Iyo Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Bayaankan Ku Baaqaya . 

1: Ismaciil Cabdilaahi Muxumad 
2: Ibraahim Yuusuf Xasan 
 3: Cabdiraxmaan Cabdi Ismaciil 
4: Cabdilaahi Muxumad Warsame 
5: Sakariye Faarax Cali 
6: Yuusuf Muxumed Ismaciil 
7: Xasan Ismaciil Yuusuf 
8: Axmed Jaahuur Geed 
 9: Daahir ismaciil Cabdi 
 10: Warsame Qawdhan Faarax
 11: Muuse X Cali Nuur 
12: Saxardiid Axmed Abeeye 
13:Cawil MaxameD Axmed 
 14: Cumar Nuur Sidiiq 
15: Cabdi najiib Yuusuf Salaan 
 16: Haybe Ismaciil 
 17: Cabdicasiis Daahir Nuur
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...