Sodon Sano Nin Jirayoon, Abahii Sac Uga Tegin, Sabol Yahay Dalkiisuna sodon Malyuun Ka Xoogsaday.

0
Tuesday October 15, 2019 - 12:53:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sodon Sano Nin Jirayoon, Abahii Sac Uga Tegin, Sabol Yahay Dalkiisuna sodon Malyuun Ka Xoogsaday.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

SODON SANO NIN JIRAYOON,ABAHII SAC UGA TEGIN,

SABOL YAHAY DALKIISII,SADDEX SANO SHAQEEYOO,

SILCAYAN DADKISI,SODON MILYAN KA XOOGSADAY,

SEEFTA CADAWNA SAARAYD,SOMALIYU KU NOOLYEY.

SEBIGIYO HAWEENKII,DHALINYARO SALGUURTAYOO,

SIXIR BARARKA DAASHADAY,SAXARAW TAHRIIBOO,

SAHAL UGU DHIMAADAAN,SOMALIYAY U GAARTAYE,

SAN KU NEEFLE KALE MALEH,SABABTASI NOO  SHEEG.

SALKA HALKAY KU HAYSAA,MAXAASE  LAGU SIFEEYA,

SIRTAA WELI MA BAADHEEN,MA SIYAASAD XUMIDAA,

MA SOKEEYA KORINTIYO,SIIDA WIXII U DOONAA,

MISE LABA SADLAYNIYO,SIRO KALA QARSOONON.

SANDUUQOOD MA BIXYO,DALAL KALAY U SOOFAN.

      ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 

UXUU DOONO SIIDAA,

O HADDAY TAHAY


Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...