Xasan Cawaale (QAAD-DIID) Somalida Australia ayaa gurmad ka rabta.

0
Sunday October 13, 2019 - 09:44:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Cawaale (QAAD-DIID) Somalida Australia ayaa gurmad ka rabta.

    Waxaa aad looga wada dheregsanyahay guushii uu ka gaadhey Xasan Cawaale oo loo yaqaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa aad looga wada dheregsanyahay guushii uu ka gaadhey Xasan Cawaale oo loo yaqaan
QAAD-DIID halgankii uu u galey inuu waddanka ingfriiska ka joojiyo qaadka isagoo olole uu muddo wadey ilaahay ku guulyeeyey in ummadda Somalida, Afrikanka iyo dadyowga kale cunaba ee UK maanta ku naalloonayaan farxad iyo caafimaad iyo dhaqaale kororba.

Haddaba dhibaatadii qaadku waxay ka jirtaa waddamo kale oo Soomaalidu joogto taasoo la odhan karo waa markii uu xasan cawaale u gurman lahaa.


Tusaale ahaan waddanka Australia dhib weyn ayuu ku hayaa qaadku dadka soomaaliyeed kaasoo ay ka mid tahay Family violence ( Dhibaatooyin qoyseed isagoo furriinkii), dhaqaalihii qoysaska la siinayey oo uu dhib weyn ku hayo iyo dhibtii uu soomaalida waddankii ku hayey mid la mid ah oo halkaas ka jirta.

Sidaas darteed Somalida ku dhaqan Australia waxay u baaqaeysaa oo gurmad ka dooneysaa inuu halgamahaa soomaaliyeed usoo gurmado.

Haddii ingiriiska ay muddo ku qaadatey in la joojiyo halkan Already sharciga Australia wuu diiddanyahay 80% sidaas darted halgame Xasan Cawaale Qaad-diid muddo kooban ayay insha-allaah ku qaadaneysaa inuu guul taariikhi ah ka gaaro.
Xasan Ahmed H.Adam

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...