Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga Dhigay Agaasime Kale oo baadhistii Hanti-Dhawrku Saamaysay

0
Wednesday March 20, 2019 - 13:18:25 in News by
  • Visits: 4701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga Dhigay Agaasime Kale oo baadhistii Hanti-Dhawrku Saamaysay

    Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga Dhigay Agaasime Kale oo baadhistii Hanti-Dhawrku Saamaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga Dhigay Agaasime Kale oo baadhistii Hanti-Dhawrku Saamaysay


Hargaysa(HWN)Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabey agaasimihii Maamulka iyo Lacagta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamuud Muxumed.


Warar hordhac ah oo ay helaysay shabakadda caalamiga ah ee hadhwanaagnews ayaa tibaaxaya in amarka lagu xidhay uu bixiyay Hanti-Dhawrka Somaliland oo Bilihii ugu dambeeyay baadhis ka wadday Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Oo Lag Edeeyo in ay ka dhacdo wax is-daba marin wayni.



Saaka ayay ahayd iyaduna markii la xidhay agaasimihii guud ee wasaaradda warfaafinta u isagu shalay war-qadiisa is casilaadda uu gudbiyay madaxwaynaha somaliland,waxaana ay tani noqonaysaa in baadhista ay wadeen hanti-dhawrku in laga gun-gaadhay.


Warka oo faah-faahsan kala soco hadhwanaagnews.


Loading...
Loading...