Masuul Iska Casilay Xukuumada Somaliland Oo La Xidhay.

0
Wednesday March 20, 2019 - 10:58:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Iska Casilay Xukuumada Somaliland Oo La Xidhay.

    Masuul Iska Casilay Xukuumada Somaliland Oo La Xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Iska Casilay Xukuumada Somaliland Oo La Xidhay.
Hargeysa -(HWN)-Agaasimihiiguud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame oo is casilay shalay ayaa xalay lagu xidhay magaalada Hargaysa.


Ilaa imika ma cada sababta rasmiga ah ee loo xidhay masuulkan shalay iska casilay xukuumada.



Waxaanu ku sababeeyay is casilaadiisa arimo caafimaad, waxaanu sheegay in madaxwayne Muuse ka aqbalay codsiga is casilaada oo uu ugudbiyay.


Waxaa maalmihii ugu dambeeyey ku jiray Wasaarada Warfaafinta Somaliland Hantidhawrka qaranka oo baadhid ka waday wasaaradaasi.

Loading...
Loading...