'' Wasiir Bayle Sawtuu Berri Horre Inoo Waramay Ee Yidhi Soomalaiya Waa Mashruuc ''.

0
Friday October 11, 2019 - 17:09:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Wasiir Bayle Sawtuu Berri Horre Inoo Waramay Ee Yidhi Soomalaiya Waa Mashruuc ''.

    Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Bayle sanadkii 2015 isagoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Bayle sanadkii 2015 isagoo
ah wasiirka arrimaha debedda ee Soomaaliya ayuu sameeyey hees ay midhaheeda ka mid ahaayeen ,

Adaa moogoow hurdoo ,

ma yeedhaan baad tahee ,

Soomaaliya mashruuc .



Imika ayay Voa waydiinaysaa 20 kii malyuun ee hanti dhawrku yidhi waa la lunsaday , markaasuu ku leeyahay , labaatanku way yaaleen imika se ma yaalaan , ceesh calaa mashruuc , adeerayala odayga maa iska daysaanoo sawtuu horre inoogu waramay .


W/Q: Ahmed Nuur Guruje.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...