Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Wadanka Itoobiya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0
Thursday October 10, 2019 - 19:25:00 in News by
  • Visits: 1898
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Wadanka Itoobiya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

    Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Wadanka Itoobiya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Wadanka Itoobiya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa



Muqdisho, Oktoobar(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 3 people, people standing, suit and outdoor

Madaxweyne Farmaajo ayaa casuumaad ka helay Ra’iisul Wasaare Abiy, waxa ayna ka wada hadli doonaan adkeynta xiriirka labada dal iyo guud ahaanxaaladda iskaashiga gobolka ee dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.


Wafdiga Madaxweynaha la socda ayaa iyana kulammo la yeelanaya dhiggooda dalka Itoobiya, si loo xoojiyo wadashaqaynta ka dhexaysa labada dhinac.

Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 3 people, people standing and wedding
Image may contain: 9 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit

Safarkan waxa Madaxweynaha ku wehelinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Mahad Ciise Cawa, Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali iyo La-taliyayaal ka tirsan Madaxtooyada Qaranka.


Loading...
Loading...