Fariin Caafimaad: Daawoyimka Cosmatics Ee Qurxinta Loo Isticmaalo

0
Wednesday March 20, 2019 - 10:07:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Caafimaad: Daawoyimka Cosmatics Ee Qurxinta Loo Isticmaalo

    khatarta caafimaad ee ay keeni karaan dawooyinka cosmatics iyo shirkadaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

khatarta caafimaad ee ay keeni karaan dawooyinka cosmatics iyo shirkadaha

keena daawooyinkaas oo aan ka diwaan gashanayn hayada tayada daawooyinka ee who under certificate lesience

Essentials all European

product supplier

daawooyinka cosmatics ee dalka dibada uga yimaada oo aan lahayn tayo fiican iyo dalalka ay ka yimaadan oo aan ahayn dalal ka diwaan gashan hayada dhawrista ee aduunka under Who certificate sida daawooyinka ka yimaada shirkadaha essentialsall European product supplier oo ah shirkadaha soo diyaariya daawooyinka cosmatics ee la ismariyo daawooyinkaas ay aduunka usoo dhoofiyaan company European oo ah companyheer caalamiya halka daawooyinka dalka yimaada ay ka yimaadan dalalka india chine

iyagoon tayo fiican aan lahayn tayo isticmaalka daawoyinkacosmatics oo dhib aad u wayn ku haya bulshadruntii aad culus oo caafimaadka haweenkeena soomaliyeed aad u samaynaya ku ayaa aanay jirin fahan la an iyo aqoon la an ay u isticmaalayaan dawooyinkaas oo u baahan in dr khibrad u lahi uu bixin karo

looma baahna in abuurka eebe inoo abuuray la qawadoabuurka eebe subxana lahi wa tacala waxa uu quraanka kariimka ku yidhi waxaan dadaw idiin abuuray sidii ugu wanaagsanayd oo ale inoo dhamaystiray wax kasta oo khuseeya noolasha bini adamka iyo qofku waxa uu kasbanaya mudada uu noolyahay shar iyo khayr bal ka waran haweeyneyda tidhi anigu waxaan khilaafay alow sidii wanaag sanayd ee aad ii samaysay anigu hadan ahay haweenaydan sidan ayaan yeelay oo aan u badalay jidhkaygii ano aan ku qanacsanayn qadarka ale waa arin dhib ah runtii

fayadhorka daawooyinkan khatarta isku darka chemicals xoogan ee halista caafimad darada ku haya haweenkena ma fiicna in had iyo goor lagu iibiyo goobaha suuqyada iyaga oo aan dr herbels ku qorin ha isticmaalin hana is marin

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...