Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Ku Hubsaday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Somaliland
Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Ku Hubsaday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Somaliland
Ciidamada booliska somaliland ayaa goor dhawayd Xabsiga u taxaabeen Agaasimihii Tv-ga Universal ee Somaliland Maxamed Caabi Digaale.
Sidaas waxa noo xaqiijiyay Qaarka tirsan Hawl wadeenadda Xarunta Tv-gu ku leeyahay Magaaladda Hargeysa.
Wararkan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliisku ka dhex ka xaysteen Agaasimaha xafiiska Xarunta Tv-ga ee Magaaladda Hargeysa wakhti uu ku guda jiray Hawl qabadkiisa shaqo.
Lama sheegin sababta loo xidhay ama ujeedada ka dambaysa Xadhigiisa.
Loading...
Loading...