Oday Xaaji Cabdi Xariir Cali Iid Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

0
Tuesday October 08, 2019 - 08:31:28 in News by
  • Visits: 2035
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oday Xaaji Cabdi Xariir Cali Iid Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

    Oday Xaaji Cabdi Xariir Cali Iid Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oday Xaaji Cabdi Xariir Cali Iid Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJACUUN. Waxa magaalada hargeysa ku geeryooday X. CABDI XARIIR CALI IID oo ka mid ahaa odayaashii kaalinta wayn ka soo galay dhamaan taariikhda somaliland, Ganacsade, Oday dhaqameed nabad taliye ah oo caan ku ahaa run sheegnimo, daacadnimo iyo hadal cadaan. 




Marxuunku waxa uu ku dhashay agagaarka degmada daroor, goobta loo yaqaano Shabeel - duulaa ee kililka shanaad ee somalida ethiopia. Marxuun wuxuu dhashay sanadkii 1925kii. Marxuunku waxa uu ka mid ahaa Odayaasha caanka ah ee reer hargeysa. Marxuunku waxa uu ifka kaga tagay 73 qof wax uu dhalay iyo waxa ay sii dhaleenba. Marxuunku waxa uu kaalin culus ka soo qaaatay xorayntii dalka iyo nabadayntiisiiba. 

 Waxa marxuumka lagu aasi doonaa maalinta beri salaasada 9ka subaxnimo lagu aasi doonaa xabaalaha halayo, waxana marxuunka laga qaadi doonaa guriga bashir abdi xariir oo ku yaala xaafada new hargeisa gaar ahaan saldhiga new hargeisa dhabarkiisa dooxa qarkiisa koofureed halkaas oo marxuunka lagaga tukan doona masaajidka tabliiqa ee new hargaysa
Loading...
Loading...