(Q 21aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha Wanaagsan Iyo Caafimaadka)

0
Monday October 07, 2019 - 10:44:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 21aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha Wanaagsan Iyo Caafimaadka)

    Caafimaadku waa qaybta ugu muhimsan e nolosha sababto ah bulsho caafimaad qabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caafimaadku waa qaybta ugu muhimsan e nolosha sababto ah bulsho caafimaad qabta
ayaa horumarta waxbarata waxna qabsaTA isla markana la tartanta bulshoyin ka kale e aduun waynaha.

Caafimaadku waa isha nolosha waana qayb aad u muhiima Hadaba waynu wada aragnaa maanta sida u dalkenu yahay xaga caafimaadka mar marka qaar waxaad is odhonaysaa caafimaad darada gacmaheena ayaynu ka abuurana sababto ah meel walba qashin ayaynu ku daadina mana daryeelno deeganka isla markana waxba kama qabano.



Ka gudub ku sii tiigali mayno dhibatoyinkaas sababto ah waa wax iska muuqda o aynan is indhi tari karin waana in aynu si deg dega insha allah wax uga qabanaa waana wax ina horun o ina hor yaala.


Hadaba qaybta aynu sida fiican uga hadlaynaa waa  in ay bulshadeenu caafimaad qabtaa qalbi ahaan o ka dheerata xanuunada xun xun e dadkena ka hortaagan horumarka sida qabyaalada nin jeclaysiga xasadka iyo deegamaysiga inaga dhigaya dad locol-ah.


Waa in aynu gacmaha isqabsanaa ka gudubnaa caqabadaha  ina haysta si wada jira waa aana in aynu si dhaba u xalinaa caqabadaha ina haysta dawlada o qudha waxba xalin kari mayso waa in aynu la shaqeena haday ahaato culumada,aqoonyahanka,waxgaradka iyo guud ahaaanba dhalinyarada qof walbana waa in u halkiisa isku xilqaama su dalkani u horumari lahaa waana in u kalintiisana ka qaata horumarka.


Qofku marka u ka shaqeeyo danta guud ilaahay ayaa isna ka shaqeenaya arimihiisa gaarka ah isla markaana wax walba u fudaydinaya  si fududna horumar wuu ku gaadhayaa idanka ilaahay.


Ugu danbayn aynu ka shaqeeno caafimaadka dalkeena iyo badqabka nafaheena waa in aynu noqono bulsho dhinac walba ka caafimaad qabta.

 

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...