Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Saraakiishi Isku Dayday Afgambigii Somaliya 1961 kii

0
Tuesday March 19, 2019 - 20:09:06 in News by
  • Visits: 10633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Saraakiishi Isku Dayday Afgambigii Somaliya 1961 kii

    Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Soo Bandhigay Magacyada Saraakiishan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Soo Bandhigay Magacyada Saraakiishan


Hargeysa(HWN):-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Jawaan) ayaa soo bandhigay magacyada saraakiishii isku dayday inay afgembiyaan dawladii Aadan Cade ee uu raysal wasaaraha ka ahaa Cabdirashiid Cali Sharmaarke.



Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu ku cadeeyey magacyada iyo qabiilada ay ka soo jeedaan 23-kii sarkaal ee isku dayey inay sanadkii 1961 afgembiyaan dawladii rayidka ahayd ee Aadan Cade iyo Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Halkan Ka Akhriso Magacyada Saraakiishaas

1.laba xidigle xasan-kayd Cabdille Walanwal Habaryoonis Muuse Carre

2. laba xidigle Cabdillaahi Maxamed Aadan Koongo Habar yoonis isaxaaq

3.laba xidigle Muxumed-Awr Cabdillaahi Habaryoonis Muuse Cabdalle

4. Xidigle faysal X.Jaamac Geedi Habaryoonis Muuse Carre

5. Xidigle Cawil Cali Ducaale Habaryoonis Muuse Carre

6. Xidigle Axmed Xaaji Diiriye Habaryoonis Muuse Carre

7. Xidigle Cali Haaruun Habaryoonis Muuse Carre

8. Xidigle Maxamed Sh.Muuse Habar Yoonis Muuse Cabdalle

9. Xidigle Cabdi Yusuf Abokar Ciidagale Reer Rooble

10.Xidigle Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Jaamac lugooyo Ciise Muuse

11. Xidigle Xuseen Maxamed Bulaale Dakhare Ciise Muuse

12. Xidigle Cabdillaahi Cabdi Faarax Dayr Ciise Muuse

13. Xidigle Maxamed Maxamuud Raage

14. Xidigle Cabdillaahi Saciid Caabi Sacad Muuse Reer Axmed

15. Xidigle Maxamed Maxamuud Saciid Bidixo Sacad Muuse Reer Axmed

16.Xidigle Yuusuf Axmed Kibaar Sacad Muuse Jibriil Abokar

17. Xidigle Siciid Oogle HabarJeclo Biciide

18. Xidigle Saciid Cali Giir Dhulbahante Baharsame

19.Xidigle Cabdi Dhalac Cabdi Dhulbahante

20. Xidigle Cabdikarim Cashuur Warsangali 21.Xidigle Cabdi-Xabashi Cali Xuseen Absame Jidwaaq Bartire

22.Xidigle Maxamed Warsame Samaroon Jibriil Yoonis

23.Xidigle Daa'uud Cali Yaxye Reer Borama Yemeni.

Loading...
Loading...