'' Pele Soo Gelaya ( Sheeko Gaaban ) ''.

0
Sunday October 06, 2019 - 09:09:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Pele Soo Gelaya ( Sheeko Gaaban ) ''.

    Sanadkii 1998 ciyaarihii koobka aduunka , anagoo daawanayna ciyaartii finalka oo u dhaxaysay wadamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanadkii 1998 ciyaarihii koobka aduunka , anagoo daawanayna ciyaartii finalka oo u dhaxaysay wadamada Frace iyo Brazil , ayaa wareegii horre ee ciyaartu wuxuu dhamaaday iyadoo Faransiisku ciyaarta hogaaminayo .

 

Dabeeto faaladdii ciyaartu intay socotay ayaa inan dhalinyaro ah oo ciyaarta nala daawanayay ayaa yidhi , Pele ayaa soo galaya , markaasaa dad badani isku dayeen in ay qanciyaan una sheegaan in Pele ciyaaraha barri horre ka fadhiistay caawana aanu soo galayn , inankiina waxay kaga dhagtay Pele soo galayoo imikaa faransiiska loo yaabo .

 

Imika waa halkaase , markaan arko dhalinyaro ku sheekaynaysa waxaan caqla galaynba waxaan soo xasuustaa sheekadaa iyada ah .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...