Labadii Sannadoodba Way Murmayeen

0
Sunday October 06, 2019 - 09:07:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labadii Sannadoodba Way Murmayeen

    5 / 10 / 19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

5 / 10 / 19


Labadii sannadoodba way jawaabayeen muran

Keene iyo kordhiyye

Keene . waar yaa kordhiye saaxiib waxa aad iiga warantaa

Xukuumadan S/LAAN goormay doonayaan inay wax qabtaan

In layn labaii sannadood ay xilka hayeenba way jawaabayeen

Oo waxay ujawaabayeen cidda dhaliil usoo jeedisa sheikh iyo shariif

Kordhiye. aaxiib halkan aad ka garan la,day waxa weeye nimankan

Ugu sareeya meesha waa askar askarina waxa la baray wax iska celi

Oo wax dagaal laakiin horuu mar iyo dawladnimo iyo siyaasad iyo

Waxaasi shaqadooda maaha waxa ay ka shaqaysiiyaan iyana waxaba

Uma sheegi karaan waa amarka qaado.

Weliba kuwan ina haystaa waa qaar muddo dagaal dhex joogay

In kastoo dagaalka qudhiisa la sheegayo inay daawanayeen

Haddana askariga dagaal dheer soo gala adduunku waxba uma diro

Meel baa lagu xannaaneeyaa.

Hadaba saaxiib waa kuwaase  qoladii dooratay caano haka dhamaan Dalkoo dhan bakhtigaa uxalaala ALLA  hasahlo.

Guuleed liibaan  snm1710@livecom


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...