Oday Xaaji Curi Oo Lagu Waayay Magaalada Hargaysa Cidii Aragtaa Ciwaanadan hala soo xidhiidho

0
Saturday October 05, 2019 - 17:18:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oday Xaaji Curi Oo Lagu Waayay Magaalada Hargaysa Cidii Aragtaa Ciwaanadan hala soo xidhiidho

    Odey Ibraahim Axmed oo ku Magac Dheer(Xaaji-Curri),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odey Ibraahim Axmed oo ku Magac Dheer(Xaaji-Curri), horena u ahaan jirey Tababarihii Xulkii Kubadda Cagta Gobolka Waqooyi Galbeed Xilligana ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland ayaa La Waayay Kadib Markii uu Salaadii Maqrib Ka hor ka Jarmaadey Gurigiisa oo ku yaala Xaafada Sheekh/Madar ee Magaalada Hargeysa.

 

Ninkaas oo Nin Weyn oo da,a jooga Islamarkaana, aaney Ciidamada Boolisku Wax Hawlgab ah Galinin Fadlan Cidii aragta Haku Soo hagaajiyaan Caruurtiisa oo laga heli karro 0634243346 ama 0634477765 ama Saldhig Booliis halkii ugu dhaw.

 

Ciidamadda Booliskana Waxa ay Qoyskaasi ka Codsanayaan in ay Baadi Doonaan ama ay Shacabka ogaysiiyaan


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...