Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Odayaasha Musdambeedka UK: Dalka Ha Loo Duceeyo

0
Saturday October 05, 2019 - 09:24:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Odayaasha Musdambeedka UK: Dalka Ha Loo Duceeyo

    Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu

calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka qaabilsan dalka ha loo duceeyo

Wax walba allah ayaa awood u oo maamula bulshada soomalidu waa bulsho muslimiin ah laakiin haddii laga leexdo waaxaa iman karta dhib aan laga soo waaqsan.

Umadda wanaagsan wax ka soo dhex baxa hogaamiye daacad u ah ummadda aan fiicanayna waxaa ka soo dhex baxa hoggaamiye aan u daacad ahayn waxaa la xalaalsaday dilka dhaca boobka hantida umaadda ka dhaxaysa waxaa laga leexday caddaalad waxaa loo leexday xaqdaro bulshada oo cida kala saarta wayda halkaas waaxa ka iman karta wax walba kor u kacaan sida  quudka oo kor u kaca

 

1.Talo soo jeedin

2. In loo duceeyo hoggaamiya markaas ay doorteen.

3. in dadka jilicsan laga war hayo si dalku houmar u gaadho.

4. in ay bulshadu dedaal dheerada mujiyaan.

5 wadooyinka caasimadda burbursan la sameeyo.

6 qurba jooggu in ay dalkooda wixii ay soo barteen kula soo noqdaan.

7. laga baxo  kala qaybinta lagau qadhaabanaayo.

Ha moodin in aan lagu arkayn kor waayeel waa  wada indho.

Haddii xil lagu dhiibo kolla joogimayside Sharaf kala tag

 

ALLAH MAHAD OO DHAN ISKA LEH

Deeqq Cabdi Digale 

[email protected]



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...