Aqlabiyada Xildhibaanada Wakiilada Maraykanka Oo Taageeray Xil Ka Qaadista Madaxweyne Trump
Aqlabiyada Xildhibaanada Wakiilada Maraykanka Oo Taageeray Xil Ka Qaadista Madaxweyne Trump
Aqlabiyada xildhibaanada wakiilada dalka Maraykanka ayaa taageeray xil ka qaadis lagu sameeyo madaxweyne Donald Trump oo lagu eedaynayo inuu dambiyo ka galay dalka.
![]() |
Wargeyska politicususa.com ayaa sheegaya in aqlabiyada xiildhibaanada wakiiladu ay taageersan yihiin xil ka qaadista madaxweyne Donald Trump, iyada oo ay si xawli ah u korayso xildhibaanada dimuqraadiga ee doonaya xil ka qaadista, waxaana arbacadii ay xildhibaano gaadhay 218 ay taageereen xil ka qaadista Donald Trump.
Loading...
Loading...