Safiirka Jabuuti Iyo Faysal Cali Waraabe Faallo Kooban..W/Q Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir

0
Thursday October 03, 2019 - 17:41:08 in Articles by
  • Visits: 1734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Jabuuti Iyo Faysal Cali Waraabe Faallo Kooban..W/Q Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir

    Safiirka Jabuuti Iyo Faysal Cali Waraabe Faallo Kooban..W/Q Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Jabuuti Iyo Faysal Cali Waraabe Faallo Kooban..W/Q Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir


Safiirka jabuti waxa uu jabuuti u qaabilsan yahay arimaha cilaaqada labada dawladood sida:‐ ilaalinta xuquuqda dadka reer jabutiga ah ee ku nool dalka, isu fududaynta socdaal labada dal.
Image may contain: 1 person



Hadaba su,aasha isweydiinta leh? Goormuu safiirkii jabuuti noqday Afhayeenka jabuti.

Safiir wadanku uu martida ka yahay intuu xayndaabkii diblomasiyada ka baxay oo arimiha siyaasada Gudaha dhexgala oo waliba xisbi mucaarid u jawaaba oo yidhaa waanu iskakaa celin waa kaw.

Waxa kale oo iyana layaab leh isla amarka uu madaxweynaha iyo xukumada siiyay ee uu leeyahay haka jawabto.

Waxaa kale oo layaable inuu ismaaciil Cumar Geele yahay madaxweyne somaaliyeed. Tana waa cajiib. Qaladaadkaas dartood safiirku waxaa uu ka baxay xayndaabkii diblomasiyada.

Qodobka 2aad Faysal Cali waraabe waxaa uu ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed ee uu ka leeyahay dawlada jabuti. Xaqna wuu u leeyahay masiiriga siyaasadiisa uu sheego.

Waanan laqabaa aragtidiisa ah wada hadalada somaliland iyo somaliya inaan jabuuti lagu qaban.


W/Q Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...