Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Amaanka Somaliland

0
Wednesday October 02, 2019 - 19:39:37 in News by
  • Visits: 6248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Amaanka Somaliland

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Amaanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Amaanka Somaliland


Garoowe(HWN):-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka hadlay heerka uu taagan yahay amaanka somaliland.


Madaxweyne Deni oo khudbad u jeedinayey shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in qaar ka mid ah dalalka caalamku ay muwaadiniintooda u soo jeediyaan inay tagaan somaliland balse ay uga digaan soomaaliya.

Image may contain: 1 person, suit


Madaxweyne Deni oo ka hadlaya amaanka somaliland ayaa waxa uu yidhi "Waxa hada isa soo kabaya in deegaanada qaarkood la yidhaa nabad galyo ayaa ka jirta, waxaanad ogtihiin in dawladaha qaarkood ay dadkooda ku yidhaahdaan somaliland waad tagi kartaan laakiin soomaaliya ma tagi kartaan, dadkeeda ayaana ka dhigay inay u muuqato oo noqoto dal nabdoon oo amni ah.”

 

Loading...
Loading...