Maxkamad Amartay Qareeno Shaqadda Joojiyay In Dacwado Lagu Soo oogo

0
Wednesday October 02, 2019 - 11:30:50 in News by
  • Visits: 2241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Amartay Qareeno Shaqadda Joojiyay In Dacwado Lagu Soo oogo

    Maxkamad Amartay Qareeno Shaqadda Joojiyay In Dacwado Lagu Soo oogo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad Amartay Qareeno Shaqadda Joojiyay In Dacwado Lagu Soo oogo


Hargaysa(HWN)Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi jeex ayaa amartay inaanay dalka ka Bixi Karin qareenadii u doodayay wariye cabdi maalik muuse coldoon ooh ore iyagu u sheegay inaanay dalka cadaaladi ka jirin sharcigana laysku xukumi Karin.


Qareenadda ayaa Qaarkood shegeen in ay shaqadii qareenimo hakiyeen sababo ku saabsan inaanu sharcigu sarayn iyo in xeer ilaalintu cida ay doonto iska soo xidhayso dambina ku soo oogayso.



Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ayaa Warqad amar ah oo ku socod siiyay guddoomiyaha Maxkamadda sare,ciidanka booliska iyo taliyaha Sirdoonka waxa lagu sheegay inaanay inaanay afarta qareen ee kala ah.


1 Mubaarig Cabdi Ismaaciil

2Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan

3 Daahir Maxamed Faarax

4 Maxamed Cali Careef.


Aanay dalka ka bixi Karin isla markaasna maxkamaddaha awooda u leh ay baadhis ku samayn doonaan isla markaasina lagu soo oogi doono dacwado iyaga oo lagu edeeyay in ay warar bara bogaado iyo kicin dadwayne ah saxaafadda ka siidaayeen.


Qareenadan ayaa inta ay baadhistoodu socoto waxa uu guddoomiyaha maxkamadda rafcaanku sheegay inaanay dalka ka bixi Karin.




Loading...
Loading...