Duleedka Salaxley Oo Lagu Dilay Shimbir La Sheegay Inuu Soo Weeraray Wiil Geeljire Ah

0
Tuesday October 01, 2019 - 19:16:10 in News by
  • Visits: 5936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duleedka Salaxley Oo Lagu Dilay Shimbir La Sheegay Inuu Soo Weeraray Wiil Geeljire Ah

    Duleedka Salaxley Oo Lagu Dilay Shimbir La Sheegay Inuu Soo Weeraray Wiil Geeljire Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duleedka Salaxley Oo Lagu Dilay Shimbir La Sheegay Inuu Soo Weeraray Wiil Geeljire Ah

Hargeysa(HWN):-Shimbirka baqayaha ah ee dad cunka ah ayaa shalay lagu dilay deegaanka Libaax qawdhama oo ka tirsan degmada Salaxley.

Shimbirkan ayaa waxa dilay sida ay dadka deegaanku sheegeen wiil geeljire ah oo uu soo weeraray isagoo geel la jooga. Wiilka dhallinyarada ah ayaa sheegay in markii uu shimbirku weerar ku soo qaaday uu iskaga celiyay budh uu sitay oo uu aakhirkii ku dilay.

Bulshada deegaanka Libaax Qawdhama ayaa soo bandhigay muuqaalka shimbirka ay dileen oo ay sheegeen inuu yahay nooca loo yaqaano baqayaha ee dad cunka ah, waxaanay sheegeen inuu shimbirkani maalmihii u dambeeyay dul wareegyay deegaanada oo ay cabsi badan ka qabeen.

Loading...
Loading...