Ujeedada Kulan Uu Madaxwayne Muuse Biixi La Qaatay Wafdi Ka Socda Hay'adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC)

0
Tuesday March 19, 2019 - 16:25:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulan Uu Madaxwayne Muuse Biixi La Qaatay Wafdi Ka Socda Hay'adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC)

    Hargeysa -(HWN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa -(HWN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda

Hay’adda Caalamiga ah Ee laanqayrta Cas ee (ICRC), oo ay hoggaaminayso agaasimaha Africa u qaabilsan ICRC, Patricia Danzi.



Kulankaasi waxa lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee hay’adda caalamiga ah ee ICRC iyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa kale oo kulankaasi lagaga wada hadlay dardar-gelinta xafiiska ICRC ay dhawaan ka furatay gudaha Somaliland iyo sdii laysaga kaashan lahaa deegyada Aas-aasiga & gurmadka deg-dega ah, iyadoo Wasaaraddaha Horumarinta Caafimaadka iyo qorshaynta iyo horumarinta qaranka Somaliland iyo Hay’addu si gaara uga wada shaqayn doona arrimahaasi.

Wa-bilaahi Tawfiiq

Loading...
Loading...