Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Go'aan Xasaasi Ah

0
Monday September 30, 2019 - 09:07:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Go'aan Xasaasi Ah

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhowaaqay go'aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhowaaqay go'aan xasaasi ah oo xasarad cusub gelinaya maamulka Galmudug kadib markii uu ka laabtay heshiis uu la galay dowladda federaalka.

 

Xaaf ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray weerar culus ku qaaday dowladda, kuna sheegay inuu dib ula soo noqday wakaalashadii uu Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ugu dhiibay daadihinta geeddi socodka dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug.



Loading...
Loading...