Afar Qodob Oo ka Soo Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Burco Lagu Soo Xidhay

0
Sunday September 29, 2019 - 16:51:36 in News by
  • Visits: 4789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Qodob Oo ka Soo Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Burco Lagu Soo Xidhay

    Afar Qodob Oo ka Soo Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Burco Lagu Soo Xidhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afar Qodob Oo ka Soo Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Burco Lagu Soo Xidhay

Burco(HWN):-Shirweynihii 2aad ee golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta lagu soo xidhay magaalada Burco ee xarunta gobolak Togdheer.

Image may contain: 1 person, sitting

Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa fariin uu baahiyey ku soo bandhigay afar qodob oo ka soo baxay shirka golaha dhexe oo ka socday magaalada Burco.

Afhayeen Batuun ayaa waxa uu ku yidhi qoraalkiisa:-

Maalinta 2aad Ee Shirka Goolaha dhexe Xisbiga Waddani Oo Burco ku soo af-meermay 4 qodob ayaa ka soo baxay oo kala ah:

1.Ansixinta Xeerka Xisbiga kaabis iyo wax ka bedel lagu sameeyey,.

2.Ansixinta Xubnaha cusub ee Hoggaanka Xisbiga.

3.Xil-ka qaadista xubnihi horre iyo.

4.muddeynta Shir weynaha Xisbiga oo hal-sano kadib la qabanayoInsha Allah, Tiradda xubnaha

 goolaha dhexe oo laga dhigay 371 qof.

Loading...
Loading...