Maxkamadda Rafcaanka Oo Xukun Dheer ku Riday Wariye Coldoon.

0
Sunday September 29, 2019 - 10:10:46 in News by
  • Visits: 5400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Rafcaanka Oo Xukun Dheer ku Riday Wariye Coldoon.

    Maxkamadda Rafcaanka Oo Xukun Dheer ku Riday Wariye Coldoon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Rafcaanka Oo Xukun Dheer ku Riday Wariye Coldoon.

Hargaysa(HWN)Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka maroodi jeex ayaa saaka Ayid Xukunkii Ay Maxkamada gobolka maroodi jeex hore ugu xukuntay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ahaa Saddex Sano Iyo lix bilood.

Xukunkan Markii ay Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ridaysay Ayaa waxa meesha ka maqnaa qareenkii u doodayay wariyaha ee Jamaal xuseen Mandeela iyo waliba eheladiisa taasi oo lidi ku ah sharciga dalka.

Cabdi Maalik ayaa xadhigan waxa uu ku mutaystay afkaartiisa oo uu soo bandhigay taas oo dastuurka somaliland uu damaanad qaaday rayi dhiibashadda,waxaana cabudhinta xoriyadda hadalka lagu hayo khatar ay ku tahay isku xukunka sharciga.

Loading...
Loading...