Wax Ku Qaata Somaliyeey, Qaraxaday Boogtiye, Waar Yaadha Kalaquusanay, Jooja Qiirada.
WAXAAN SALAAN KHAAS AH U SOO DIRAYAA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
WAX KU QAATA SOMALIYEEY,QARAXADAY BOOGTIYE,
QOONTII LA DHOOB DHOOBAYU,QAAWIYOO FURAYE,
QURUXBU U HAYSTA DHAMAAN,QOOMADA CIILKA,
QUSHI YEEKADIISO,QADARI QAAN WUXUU GALAYE,
QUDHAHAY JAREEN,WUXU KU DARAY WEIBA QIIMAYN.
QISAAS BAY MUDNAAYEN,HADDA QABAN LAHAYDEENE,
QARNIYANA HA GAADHEE,HALKAA QODAXDI WAY TAAL,
QURSHO BEENA UUNBUU WATAA,NALA QIYAAMEEYO,
QOORTA MIYAAN USOO DHIGAN,QAATILIYO TUUGAG.
WAAR YAADHA KALA QUUSANAY,JOOJA QIIRADA.
ABAAL MARINTII FARMAAJO GUDOONSIIYEY,KORNAYL TUKE XASUUQII UU KA GEYSTAY SOMALILAN.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!