Shirkada Boeing Oo Magdhaw Siinaysa Ehelada Dadkii Ku Dhintay Shilalkii Ka Dhacay Itoobiya Iyo Indonesia

0
Saturday September 28, 2019 - 17:14:15 in News by
  • Visits: 2318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Boeing Oo Magdhaw Siinaysa Ehelada Dadkii Ku Dhintay Shilalkii Ka Dhacay Itoobiya Iyo Indonesia

    Shirkada Boeing Oo Magdhaw Siinaysa Ehelada Dadkii Ku Dhintay Shilalkii Ka Dhacay Itoobiya Iyo Indonesia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Boeing Oo Magdhaw Siinaysa Ehelada Dadkii Ku Dhintay Shilalkii Ka Dhacay Itoobiya Iyo Indonesia

Qoysaska ay ka baxeen ilaa iyo 346 qof oo ku dhintay laba shil oo ay sababtay diyaaradda Boeing 737 Max ayaa heli doonaa magdhaw lacagaeed oo gaaraya ku dhawaad $145,000 qofkiiba.

Madaxa Shirkadda Boeing Dennis Muilenburg

Shirkadda Diyaaradaha ee Boeing ayaa ugu tala gashay in ay u qeybiso ilaa iyo 50 milyan oo doollarka Mareykanka, qoysaska dadki ku dhintay burburki diyaaradaheeda ee ka kala dhacay Indonesia iyo Ethiopia.

Is-diiwaangelinta qaadashada magdhawga ayaa bilaabanaya Isniinta waxana uu ku egyahay 31-ka bisha December.

Bayaan kasoo baxay madaxa fulinta Shirkadda Boeing Dennis Muilenburg ayaa ku tilmaamay magdhawga ay bixineyso shirkadda mid muhiim u ah caawinta qoysaska uu saameeyay shilalka diyaaradaha Boeing 737 Max.

Wuxuu intaasi ku daray in xitaa qoysaska dacweeyay shirkadda in ay heli doonaan lacagaha magdhawga ah.

Diyaaradaha 737 Max ee shirkadda Beoing ayaa wali dhulka yaalla, tan iyo marki ay mid ka mid ah diyaaradahan ku burburtay dalka Itoobiya 10-ki

VOA

Loading...
Loading...