Xog:Yaa Maamulaya Shirka Waddani By Mukhtar Cilmi
Mar mar waxaan layaaba taageeryaasha xisbiga waddani oo runti aan u arko in ay dhinac ka falan yihiin!!!bal wax Ku qaata xogtan aan idiin soo gudbinayo..yaa maamulaya shirka xisbiga waddani ee burco lagu qaban doono?!!!!...
Shirkan waxa maamuli doonta (jeegaanta gabiley)!, sadex qandaraas ayuu xisbiga waddani bixiyay, ka ugu yarna waa 10 kun dollar!!, bal ila arka:
1- qandaraaska daabacaada stikarada waa (sagal jet) ee barigi doorashada waddani Ku eediyay in kaadhadh usoo daabacday kulmiye!!!.
2- maamulida hoolka shirka iyo qurxiintiisa waxa lasiiyay gabadh kasoo jeeda gabiley magaceeduna waa (nimco)!!!!
3- maamulida warbaahinta sawirda iyo cameradaha waxa qaatay nin madaxweyne muuse biixi iskuy raas yihiin oo ladhaho (Sir Isaaq)!!!!,war yaadhaheen riwaayadsas kawarama ee idinku soo food haysa 28-29 bishan. Hawshan waxa masuul ka aha :
1- xoghayha
2- barkhad batun
3- iid 7
Waa ayaan daro in lagu ciyaaro taageerayaal runti caaweyay xisbiga oo hantidoodii sidaas loo maamulo!!! Maxa idinala gudboon ??!!..
waxa waddani ka dhigay xisbi laga wada cararayo oo aanu xamili kari weynay in aanu ku sii jirno gudadkaas iyo kooxisnimadda!. Xisbigan waxa waalay caruur yar yar oo kuraasta xafiisyadda xisbigan kaga dhex shida qabyaaladnimo abuur aan dhagayn!,xisbigii waxay ka dhigtayn goob xamaasad iyo cay iyo shakhsi weeererka oo ah runti hindisad xun oo meel gaadhsin karin hanka hogaamiyahooda. wax laga xishoodo weeye ...marka gantaalo lala dhaco ayay qaylo iyo cabaad siidaayaan!!, saaxada siyaasada somaliland tartankeedu waa mid u furan mucaarad iyo muxaafidba ,waxa lagu tartamaana sidii bulshdda codkooda loo kasban laha marka doorasho timaado,lakiin intaa ka horaysa waa in qolada waddani barataa shaqadda xisbinimo!!..
Waa inu shirka jeegaanta burco!!!!..
Mukhtar cilmi
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!