Doorashadii Dib U Dhacday Ee Afghanistan Oo Saaka Loo Dareeray
Zabi Sadaat, ayaa wakalaadda wararka ee AFP u sheegay
in codbixntu ka dhacayso dalka oo dhan.
Waxaanu sheegay in ay ku faraxsaniyiihin in shacabka ay durbadiibada safaf dhaadheer u galeen iyaga oo ku hanweyn inay codkooda dhiibtaan.
Tartanka madaxweynenimada waxa markii hore isku
soo sharaxay sideed iyo toban qof oo ay ka mid ahaayeen hogaamiye kooxeedyo
hore iyo xubno ka mid ahaan jiray dowladdii hore ee shuuciga ahyd, hasyeeshee
markii dambe ayaa shan ka mid ah musharixiintaasi ka baxeen tartanka.
Madaxweynaha cusub ee loo doorto Afghanistan wuxu
hogaamin doonaa dalkaas oo ay haystaan caqabado ka dhashay dagaalka afartan
jirsaday ee weli meelaha qaarkood ka socdaa.
Af-hayeen u hadlay guddiga madaxa banaan ee
doorashooyinka dalkaasi, Zabi Sadaat, ayaa wakalaadda wararka ee AFP u sheegay
in codbixntu ka dhacayso dalka oo dhan.
Waxaanu sheegay in ay ku faraxsaniyiihin in shacabka ay durbadiibada safaf dhaadheer u galeen iyaga oo ku hanweyn inay codkooda dhiibtaan.
Tartanka madaxweynenimada waxa markii hore isku
soo sharaxay sideed iyo toban qof oo ay ka mid ahaayeen hogaamiye kooxeedyo
hore iyo xubno ka mid ahaan jiray dowladdii hore ee shuuciga ahyd, hasyeeshee
markii dambe ayaa shan ka mid ah musharixiintaasi ka baxeen tartanka.
Madaxweynaha cusub ee loo doorto Afghanistan wuxu hogaamin doonaa dalkaas oo ay haystaan caqabado ka dhashay dagaalka afartan jirsaday ee weli meelaha qaarkood ka socdaa.
BBC

0 