Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Magaalada Burco Iyo Soo Dhawayn Lagu Qaabilay
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Magaalada Burco Iyo Soo Dhawayn Lagu Qaabilay
Burco(HWN):-Gudoomyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa gaadhay magaalada Burco ee xarunta gobolka Awdal.
![]() |
![]() |
![]() |
gudoomiye Ciro ayaa soo dhawayn balaadhan kala kulmay taageerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Burco iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga oo ku sugan magaaladaasi.
gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro ayaa magaalada Burco kaga qayb galay shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo maalinta bari ah ka furmaya magaaladaasi.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...


0 












