Gorgor Gabadh Yar Ku Cunay Badhtamaha Magaaladda Goday

0
Friday September 27, 2019 - 01:22:23 in News by
  • Visits: 8187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gorgor Gabadh Yar Ku Cunay Badhtamaha Magaaladda Goday

    waxaa uu intaas Naasir ku daray in uu san wax yeelo u gaysanin Gorgorku marka laga tago dhawacyo fudud oo uu ka gaadhsiiyay fooda wajiga ee hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa uu intaas Naasir ku daray in uu san wax yeelo u gaysanin Gorgorku marka laga tago dhawacyo fudud oo uu ka gaadhsiiyay fooda wajiga ee hore. Magaaladda Goday oo ku taala Deegaanka Soomaalida ayaa waxa maanta uu Gorgorku soo weeraray gabadh yar, taas oo uu dhaawacyo soo gaadhsiiyay.

dadka Ku Dhaqan Magaaladdaasi ayaa ka riday gabadhaasi yar gorgorkii cunay, waxaana lagu soo waramayaa in ay magaaladda soo food saartay cabsi xoog lihi.
dhinaca kale Shalay galabtii ayay 2 Gorgor weerar ku qaadeen wiilal geel la joogay deegaanka ceel- maxidho oo ka tirsan degmada Danood ee gobolka Doolo, Naasir maxamad ismaciil o noo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in uu gorgorkaasisoo weeraray , hase ahaate markii uu qaylyay ka dib uu usoo gurmaday wiil kale oo geela la raacayay, ayna ku guuleesteen inay mid ka mid ah Gorgoradaas ay Qabtaan, waxaa uu intaas Naasir ku daray in uu san wax yeelo u gaysanin Gorgorku marka laga tago dhawacyo fudud oo uu ka gaadhsiiyay fooda wajiga ee hore.

Weerarkan ayaa noqonaya kii 4aad oo mudo bil ka yar uu Gorgor dad weeraro, weeraradan ayaa ah dhacdooyin ugub ku ah deegaanka soomaalida.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 3 people, people smiling, dogImage may contain: 2 people
Loading...
Loading...