Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Jacques Chirac Oo Geeriyooday

0
Thursday September 26, 2019 - 17:53:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Jacques Chirac Oo Geeriyooday

    Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska,Jacques Chirac ayaa ku geeriyooday da'da 86.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska,Jacques Chirac ayaa ku geeriyooday da'da 86.
Qoyska Jacques Chirac ayaa xaqiijiyay in subaxnimadi saaka uu geeriyooday, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.


Jacques Chirac waxaa uu xilka madaxtinimada hayay laga bilaabo sannadkii 1995-tii ilaa 2007-dii.

Waxaa sanidihii dambe loo heystay fadeexad musuq maasuq.


Chirac wuxuu dhashay sannadkii 1932-kii, waa uu xannuunsanaa tan iyo markii uu xilka ka degay.


Baarlamaanka Faransiiska ayaa hal daqiiqo aamusay si loo xuso geerida ku timid madaxweynihii hore ee dalkaas.


Madaxweynaha guddiga Midowga Yurub,Jean-Claude Juncker ayaa sheegay inuu ka naxay markii uu soo gaaray warka ku saabsan geerida ku timid Jacques Chirac.


Sannadkii 2003-dii, waxaa uu kasoo horjeeday duullaankii uu Mareynkanka Ciraaq,

 

BBC

Loading...
Loading...