Dulmigii Waashmaanka Waddani By Mukhtar Cilmi

0
Thursday September 26, 2019 - 09:22:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulmigii Waashmaanka Waddani By Mukhtar Cilmi

    Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbaahinadeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbaahinadeed.
Muddu dheer aya igu danbeysay qoraalada waxana runtii ii mashqooliyay waxyaabo fara badan,lkn inshallaahu waan bilaabaya.


Dulmigu waa fal cadaalad darro ah oo uu ku kaco qofku, una gaysto qof kale ama ka galo,Waxa sidoo kale lagu tilmaami karaa dulmiga cadaalo daro iyo dhibaato qof ama umad loo gaysto, Dulmiga qofkuu ka galo dadka kale; waa qof ku xadgudba qof kale ama dhibaateeya.waxaan Ku furay maqaalkan nin waashmaan ka ah xisbigii dhacay ee Waddani.. Waashmaankan wuuxuu kasoo jeeda ceerigaabo ,ninkaas oo magaciisa uyahay cabdulqaadir cumar yuusuf aya laga xoogay gaadhi oo lagu dulmiyay xisbigaas dhexdiisa.



Koox la dagay xisbigan iyo xoghayiisa aya maruursaday gaadhi u xisbigu lahaa gaxeen jiray waashmaankan ,kooxdan aya ka qaaday gaadhigi danbi la'aan xasad mooyaane, kadibna loo dhiibtay nin ladhaho haaruun (cirro ilmabtiyadii). waxaana raacay intaas in arinkiisi la fudud daystay oo xoghayehu doorna ka ciyaaray isaga iyo xasideenta Ku hareeraysan. ninkan cabdulqadir cumar waa nin u soo tabcay xisbiga oo waliba 7 sanadood bila mushahar ugu shaqenayay xisbiga aya waliba la dafiray xuquqdiisa maaliyadeed.!!!


Dulmiga bani aadanka waa layska ilaaliya runtina waddani kamu cibra qaadan arimahan, wata keentay in u markabku ladago 2017!,,xisbigan wuxu ka xanusanaya xaga saray,maamul ahaan waligi daaciif bu aha, halkii ugu hoosaysay buna maraya maanta isago waashmaankii xuquqdiisii lagu tuntay...makaas ba xisbi umad hagi kara?!..


Mukhtar cilmi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...