BUUG CUSUB OO LAGA QORAAYO :.. TAARIIKH NOLOLEEDKII ABWAAN QAASIM.
Akhyaareey waad salaamantihiindhamaantiin.
Waxaruntiifarxadweynooaan la sookoobikarin ii ah in maantaaan u istaagay in
aanbuugdhanwalba u dhamaystiranaankaqoro. Taariikhnololeedkiidahabigaahaydeeaanmarnabaduugoobikarineeuulahaa,
Alle ha u naxariiste, abwaankiiweynaaeereer Somaliland. Abwaan Ahmed Ismail
Diriye. "QAASIM".
HadabaBuuganoodaabacadiisa
ay gacantakuqabandoontoshirkadaweyneecaanka ah ee loo yaqaanoSagalJet.
Waxaanruntiiaadugumahadnaqayaakulankiiaan la
qaataymasuuliyiintashirkadaSagalJet. Waxaansigaar ah
ugumahadnaqayaasaaxibkayAbdiraxmaanBaastoooka mid ah
masuuliyiintasarsareeeshirkadaSagaljet. Oodabcanmasuulkanoqondoonadiyaarinta,
iskudubaridkaiyodabcansoosaaristabuuganintaba.
WaxabuuganAbwaanQaasim
loo samayndoonaaDaahfurweynoobalaadhanoo ay
kasooqaybgelidoonaanmasuuliyiinsarsareookasocdadhankadalwada Somaliland
iyodhamaanbabulshadarayidka ah. HadiiAllahaawoodalihiogolaado.
Waxaanhadabasixushmadiyoqadarinbalehaanugacodsanaynaadhamaanbadadkahayawarbixindhab
ah ookuaadantaariikhnololeedkaabwaankaamawakhtiqaali ah la soowadaagayabwaanka,
AllanaxariistiiJanno haka waraabiye. inaynalasooxidhiidhaansi ay
noolawadaagaantaariikhdaas.
Hadabawaxaanu
u baahanahaydadkahayasuugaantiidahabigaahaydeeabwaanka, hadaynoqotogabayo,
sheekooyiniyodabcanxaaladokaloobadanooaad la sooqaadatayAbwaankaintaba in
aadnoogusoohagaajisocinwaanadakamuuqda poster ka..
Hadiiaad u
baahatowaxaanukaaqabandoonaawaraysi cod ah ama Video.
Hadiiaadrabtoinaadwarbixintaabwaankaaadnoosoodirtana. sida poster-kakamuuqata.
waxaadnagalasooxidhiidhikartaa. Email ka ah. [email protected]
amatilifoon number-ka ah. +252 633 544 439. Ama WhatsApp number ka ah. +252 633
165 005.
WaxaBuugan
Sponsor gareeyeyookharashkiisanabixinaayaislamarkaasnadaahfurweynoobalaadhan u
samayndoonawaaanigoo ah miskiinkiiAlle. Amb. Mohamed Ismail Hussein.
(Balishire)..... Founder & Managing Director: Horn of Africa Relief &
Development Organisation. (HARADO)
ABWAAN QASIM…. WAS
PROBABLY ONE OF THE MOST DYNAMIC, CHARISMATIC AND COMPLETELY IRREPLACABLE ICONS THAT THIS NATION HAS EVER PRODUCED. !!!!!
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!