Safiirka Cusub ee Somalia U Joogi Doonaa Maraykanka Oo Ka Hadlay Kulankiisii Trump

0
Thursday September 19, 2019 - 07:46:03 in News by
  • Visits: 2159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Cusub ee Somalia U Joogi Doonaa Maraykanka Oo Ka Hadlay Kulankiisii Trump

    Muxuu safiirka dawladda soomaaliya u joogi doona Maraykanku uu ka yidhi kulankii uu la yeeshay madaxweyne Trump

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu safiirka dawladda soomaaliya u joogi doona Maraykanku uu ka yidhi kulankii uu la yeeshay madaxweyne Trump

Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Washington, DC ee dalka Maraykanka, Cali Shariif Axmed ayaa toddobaadkan Aqalka Cad waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Maryakanka Donald Trump.

Danjire Cali Shariif ayaa noqonaya danjirihii saddexaad ee Soomaaliya ee Washington laga soo bilaabo 2014-kii. Cali Shariif ayaa ka hor inta aan xilkan loo soo magacaabin wuxuu soo noqday safiirka Soomaaliya ee Ethiopia iyo Faransiiska.

Loading...
Loading...