DAAWO: Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay 165 Arday Oo Ka Qalin Jebiyay Jaamacada Edna University

0
Wednesday September 18, 2019 - 21:35:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay 165 Arday Oo Ka Qalin Jebiyay Jaamacada Edna University

    Hargaysa (HWN) Jaamacada Edna Aadan University ee magaalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Jaamacada Edna Aadan University ee magaalada Hargaysa ayaa maanta ay ka qalin jabiyeen arday tiradoodu dhantahay 165 arday oo bartay culuumta kala duwan ee Caafimaadka.


Munaasibada qalin jabinta ardaydan oo si quruxbadan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay siyaasiyiin, waalidiinta ardayda iyo marti sharaf kaloo badan.


Loading...
Loading...