Wefti Ka Socda Dalka Eritrea Oo Somaliland Soo Gaadhay

0
Monday March 18, 2019 - 13:40:08 in News by
  • Visits: 3872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti Ka Socda Dalka Eritrea Oo Somaliland Soo Gaadhay

    Wefti Ka Socda Dalka Eritrea Oo Somaliland Soo Gaadhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti Ka Socda Dalka Eritrea Oo Somaliland Soo Gaadhay

Hargeysa(HWN):-Wasiirka arimaha debada ee dalka Eritrea Cismaan Saalax iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada somaliland.




Weftigan ka socday wadanka Eritrea ayaa goor dhawayd kulan la qaatay madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo weheliyaan masuuliyiin xukuumadiisa ka tirsani.


Ka dib markii uu kulankaasi dhamaaday ayaa waxa warbaahinta la hadlay wasiirka arimaha debada somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir(Faratoon) iyo dhigiisa dalka Eritrea Cismaan Saalax.


Wasiirka arimaha debada somaliland Yaasiin Faratoon ayaa faah faahin ka bixiyey kulanka dhexmaray madaxweynaha somaliland iyo weftiga dalka Eritrea.


Sidoo kale wasiirka arimaha debada ee Eritrea Cismaan Saalax Maxamed ayaa dhankiisa ka waramay ujeedada socdaalkooda iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxweynaha somaliland.


Goor Dhaw La Soco Warkan Oo Faah Faahsan

Loading...
Loading...