ciidanka booliska oo xabsiga dhigay laba wariye oo duubayay kormeer madaxwaynahu samaynayay

0
Monday September 16, 2019 - 12:05:40 in News by
  • Visits: 5149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidanka booliska oo xabsiga dhigay laba wariye oo duubayay kormeer madaxwaynahu samaynayay

    ciidanka booliska oo xabsiga dhigay laba wariye oo duubayay kormeer madaxwaynahu samaynayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciidanka booliska oo xabsiga dhigay laba wariye oo duubayay kormeer madaxwaynahu samaynayay

Ciidanka Amaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga waxa ay u taxaabeen Laba Wariye oo ka hawl gala Magaaladda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Wariyayaashan Ayaan ilaa hadda la garayna sababta loo xidhay waxaana ay ka hawl galaan warbaahinta dalka tv iyo Badacas24tv.

Wariyayaashan ayaa duubayay goobaha uu kormeerka saaka ku marayay madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse biixi cabdi,waxaana ay hadda ku xidhan yihiin xabsiga burco.

Loading...
Loading...