Xinif iyo Galaalow Awdal iyo Sool Waxay Raadinayaan 13 Xubno Gole Wakiilo iyo 25% Guud ahaan Fulinta iyo Garsoorka kaga Maqan

0
Monday September 16, 2019 - 08:56:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xinif iyo Galaalow Awdal iyo Sool Waxay Raadinayaan 13 Xubno Gole Wakiilo iyo 25% Guud ahaan Fulinta iyo Garsoorka kaga Maqan

    oo ku Maqan dhanka Hargaisa & Burco !! 2 dan Cadeymood Dartood. By: Dr.KHadar –Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

oo ku Maqan dhanka Hargaisa & Burco !! 2 dan Cadeymood Dartood. By: Dr.KHadar –Libaaxley.

Aadamuhu sidiisabaMa ogolla CadaaladDaro iyo Xadhigqallooca Midna , Dulmiiyo Jahli darteedsida uu illaahaybaQuraanka ku sheegaysifaha bashariyada tabanwaa u caadoiyo dhaqan guracanoo aan gadaalnacawaaqibkeeda yeeluhu aanumahadinin.

Mudanayaal Somalilandwaa Magac dhalashoiyo hoy ayku abtirsadaan BeelihiiBoqortooyada Ingiriisku Raaliuga noqotay dhaxalkadhulka iyo eraybixinta magacan Somaliland1960 !!.

Haduu ogolyahay iyohadaanu ogoleyn !! Haduuu soo dagaalamey iyohaduu la soodagaalamay, Kama maydh-mayo , Birinakama goyn kartoqof kasta oou dhaxal tirsadadhulka magacan Somaliland layidhaahdo ee ayhaybtiisu deegaan kutahay balse maahaQiiq isku qariniyo ku tiraabida "Hebel Dano Shisheeyeayuu u adeegayaadu” wax lagushiki galin karou dhalashada iyodhaxal sheegashada Somaliland.

Caddaalad Darradaiyo Dulmiga jiraSomaliland Cidda Sameynaysaa waasuuragal in ayDifaacayso silamid ah sidaay suuragal utahay Cid kastaoo qabta tabashomacquul ah iyoCaddaalad darro inlagu arko hab-dhaqan aanrasmi aheyn ooay ka midtahay Saami-Qaybsi raadis,Tabasho iyo BiyoDiidnimo hadal iyoficil ba yeelankarta oo dhamaantoodna kafarcamaya Caddaadiska iyoCuleyska Caddaalad Darrada.

Gud. Xinifow Caddeymaha IYODaliilka Duudsiga Somalilandka Dhaqaaqi La’dahayWaakan:

1).Xaqqa DhaxalkaQoyska Muslimka ahillaahay ayaa gacantiisa kuqaybiyey xataa RasuulkaS.C.W lama odhanQaybi !! Rag , Dumar , Waalid iyoQaraabo mid walibaXaqa dhaxal eeislaamiga ah illaahayayaa u Qoondeeyey Xaqqiisa;Murtidu waxa aytahay Magaca BixintaSomaliland iyo tirradaBeelaha Magacani huwanaayaintaba waxa yagleelayBoqortooyada ingiriiska , bishiijuun 1960 LONDON Xornimada,Callanka iyo DawladnimadaSomaliland waxa sooqaaday 4 xubnoodoo uu madaxu ahaa Maxamedxaaji ibraahim cigaaldhamaantood rabi hau naxariistee; Sababta4ta Xubnood loogusoo dhiibey iyadoomid iyo labbaba soo qaadikarayeen waxa ayku tusinaysaa simuuqata, in madashaasi iyomaqaamkaasi wanqalka xornimadalaga baranaayey (Miisaanka Cadaalada iyoMasiirka Somaliland CiddaWadda yeelaneysa ooaheyd 50% BeellahaDarifyada oo aywakiil ka ahaayeen Beelahakale ee aanaheyn beesha dhexe 2diiXubnood ee walibaCalanka gacanta ayka galisay Boqortooyada ingiriiskuXaaji Nuur xubintiiAwdal Mataleysay iyo50% Beelaha isaaq 2diiXubnood ee kaleoo iyaguna wakiilka ahaa beelahakale ee beeshadhexe).

Hadaba: MudaneAkhriste maanta Dawladeena dhanwalba Cabbirka iyoMiisaanka ka saarSaami Qaybsiga Dawladamiyey kuumuuqataa XaqqiiqadaDuruustii iyo Miisaankii LONDONee Xoriyadii ?! waxaii muuqata Somaliland ayCid gaara 75% kushaqeysaneyso baahi weynaloo qabo bad-baado qaran.

2). 1991bishii may 18keedii shirkii Burcoee ergooyinka BeelahaSomaliland ka qaybgaleen si ayGoob-joog ugu ahaadaan Heshiiskii Dibula soo noqoshadaSomaliland !! Ergooyinkii Shirkaasi kaqayb galey eesaxeexay Macnaha iyoMurtidii shirka looyimi waxa ergooyinka looqaybsaday Sagaal / 9 Xubnoodoo Beelaha Darifyadaah iyo Sagaal/9 Xubnoodoo beesha dhexeah ; Xikmada iyoMiisaanka ku jirta18 kan ergayee ka koobnaadhamaan beelaha uabtirsada Somaliland waxamacnaheedu ahaa inla hello Somaliland lawada leeyahay ooloo dhanyahay sidiiay shirkaasi Burcaba uahaayeen 9 iyo 9 = 18 ,oo waa sidaay ku soosexeexeen gooni iskutaaga iyo dibula soo noqoshadaqaranimada Somaliland 18may !!!.

Markale : Hadaba: MudaneAkhriste maanta Dawladeena dhanwalba Cabbirka iyoMiisaanka ka saarSaami Qaybsiga Dawladamiyey kuu muuqataaXaqqiiqada Duruustii iyoMiisaankii Ergooyinka SHirkiiBurco ee Dibugu dhawaaqista Somaliland ?! waxaii muuqata Somaliland ayCid gaara 75%ku shaqeysaneyso baahiweyna loo qabobad-baado qaran.

Gabo-Gabo iyoGunaanad:

Gud. Xinif iyoWasiir Galaalow Awdaliyo Sool WaxayRaadinayaan 13 XubnoGole Wakiilo iyo25% Guud ahaanFulinta iyo Garsoorka kagaMaqan oo kuMaqan dhanka BeeshaDhexe !! si furanoo dhab kahadal ah markaAwood Qaybsiga Somaliland kusaleyno miisaanka dhaxalqaybsigii LONDON 1960ee 4tii xubnoodoo 50% iyo50% noqonaaya iyosi lamid ah9 iyo 9kii ergay shirkiiBurco 1991 ; intabawaxa aynu kabaraneynaa casharka odhanaayasida saxda ahee loo wadayeelan karo Somaliland , Saami qaybsigahabkan ku dhisani maahamid ubaahan TIRO KOOBiyo CID lasugo toona ,sida siyaasiyiinta qaarkoodku raad gataanSOOL iyo SANAAGayaaney wali Maqan oou Baahan inla soo gacangaliyo!! Hada waa30 sanno kadib? Maxaa maqneysiiyey ?Xumaan ma’aha eewaa Cadaalad Darro!! markauu xaalku kaayahay; sida hadaxaalku yahayna aytahay:-

Gollaha Wakiilada82.

54beesha dhexe kaligeed

28beelaha kale.

Sida saxdaah waxa ayaheyd 41 Xildhibaanoo beelaha darifyadaay iyo 41Xildhibaan oo beelahabeesha dhexe ah,balse imika dhanayey xisaabtu kararantahay oo waala isku dhacaydimuqraadiyadii doorashada, AWDALIYO SOOL 13Xubnood ayaa kamaqan oo kagamaqan Beesha dhexe!!.

Tani waatusaale yar ooka mid ahqaybaha Dawlada sidaadaraadeed Somaliland Caddaaladeedu sidantahay waliba sidaaRagga qaar sooindho cadyahay ma’ahaSomaliland la wadaleeyahay, ma’aha inaynu indho adeygiyo qar iskatuurnimo lagu siisocdo, aduunyada badankeedaiyo daneeyayaasha gaarkaah ee Somalilandindhaha ayeyku hayaan xaalada ooma moogana, waxaloo baahanyahay oodadka reer Somaliland kuabtirsada deeqda waaSomaliland loo dhanyahaytaasna waxa had-bamasuuliyadeeda lehMadaxweynaha Somaliland eemarkaa tallada haya;Xaqqa Allah dhamaanteen inawaafajiyo insha’allaah.

Dr.khadar -Libaaxley

[email protected]

[email protected]

Regional political analysts

Ahna isbedel DoonkaSiyaasada Dalka

9/16/2019


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...