Madaxwaynaha Soomaliland Iyo Wafti U Hogaaminayo Oo Si Baladhan Loogu Soo Dhawayay Magalada Burco+Sawiro

0
Sunday September 15, 2019 - 17:36:26 in News by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Soomaliland Iyo Wafti U Hogaaminayo Oo Si Baladhan Loogu Soo Dhawayay Magalada Burco+Sawiro

    Madaxwaynaha Soomaliland Iyo Wafti U Hogaaminayo Oo Si Baladhan Loogu Soo Dhawayay Magalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Soomaliland Iyo Wafti U Hogaaminayo Oo Si Baladhan Loogu Soo Dhawayay Magalada Burco Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco iyo magaalooyinka dhinaca galbeed kaga teedsan.

Madaxxweynaha iyo weftigiisa oo ku gudo jira maalintii labaad ee safar shaqo oo ay ku marayaan qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa maanta gaadhay magaalada Burco, waxana jidadka waaweyn ee magaalada si ballaadhan ugu soo dhaweeyey dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco, kuwaas oo ku lebisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, caleemo qoyanna lulaya, waxana wejiyayadooda ka muuqatay sida ay ugu faraxsan yihiin madaxweynahooda.

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Burco, ayaa si aan kala hadh lahayn uga qaybgalay soo dhaweynta madaxweyaha iyo weftigiisa, iyada oo hormuudka dhaqanka, maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco, aqoonyahanka iyo waxgaradka deegaanku madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortageen dhinaca galbeed ee magaalada Burco gaar ahaan kala karasharka, waxana ay u galbyiyeen dhinaca xarunta jaamacadda Burco oo uu kaga qayb-galay xaflad loo qabtay Arday qalinjebisay Jaamacaddaasi.

Wa-bilaahi Tawfiiq

Image may contain: one or more people, people standing, sky, tree, car and outdoorImage may contain: mountain, sky, tree, plant, cloud, grass, outdoor and natureImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, wedding and outdoorImage may contain: tree, car, plant, sky, outdoor and natureImage may contain: sky, tree, mountain, plant, grass, house, car, outdoor and natureImage may contain: sky, tree, mountain, plant, grass, house, car, outdoor and natureImage may contain: sky, car, mountain, tree, outdoor and natureImage may contain: 7 people, people standing, suit, wedding, shoes and outdoorImage may contain: 10 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 5 people, people standing, suit, wedding, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, wedding and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, wedding, child and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: mountain, car, sky, outdoor and natureImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, sky and outdoorImage may contain: 10 people, people standing, wedding, sky, suit and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, car, sky, tree, outdoor and natureImage may contain: one or more people, crowd, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing, sky, car and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, sky, car, bridge and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, crowd, sky, car, tree and outdoorImage may contain: one or more people, sky, car and outdoorImage may contain: 1 person, sky, tree and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, car, crowd and outdoor
Loading...
Loading...