WIISHKII YAA GUBAY

0
Saturday September 14, 2019 - 03:39:26 in Articles by
  • Visits: 1073
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WIISHKII YAA GUBAY

    Dalku waxa uu lahaa il kaliya oo ay caalamka kula xidhiidhaan waxna ka dhoofiyaan waxna ka soo dejiyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalku waxa uu lahaa il kaliya oo ay caalamka kula xidhiidhaan waxna ka dhoofiyaan waxna ka soo dejiyaan
Dalku waxa uu lahaa il kaliya oo ay caalamka kula xidhiidhaan waxna ka dhoofiyaan waxna ka soo dejiyaan, in mudaba waxaa  dhex dabaalanaysay shirkadan  DPW  oo dekadii ka dhigtay mid ay iyadu leedahay   una  samaysatay kooxo maraakiibtii  dul dhigay  (fee) aad u sarysa taana waatii aynu wada ogayn,  , markasta oo la qaado talaabo wax loogu qabanaayo dekada  waxay kooxahaasi muujiyaan  amaba sameeyaan  rabshado,  safarkii madaxwaynahana waxay DPW u aragtay in laga tagay, waayo wayna  isku kal soonayn oo shaki baa mar kasta ku beeran , ilayn waxay ogtahay  u jeedada ay ka leedahay howshan, iyo daacadeeda oo yar awgeed bay mar kasta  u shakiyeysaa,


Maata hadii uu cali  jaama  haabiil  soo noolaan lahaa ,oo uuarki lahaa    dadka jooga dekedii malabkii  doocaan waxa uu odhan lahaa , waar igu celiya xabaashaydii,  sida wararku sheegayaan wiishka gubtay wax shaqo ah oo uu hayey mayjirin , hadii uu shaqaynayo  waaba lagaran lahaa oo daynabadaa gudbtaa la odhan lahaa ,laakiin wish iska taagan oo aan shaqo ku jirin ,waa loogu tala galay, waan abaabulnaa falkaasi   wiilashii layidhi  sigaarbay ku tureen waa kuwii isbaraxay.

By: khadar adam aw muuse
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...