Idaacada VOA oo ka hadashay rasaas lala dhacay wariye asparo
Idaacada VOA oo ka hadashay rasaas lala dhacay wariye asparo
Hargaysa(HWN)Ciidamadda booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay wariyeyaal ka hawl gala shabakadda wararka ee hadhwanaag news,kuwaas oo markii la qabanayay rasaas ciidanku ku rideen.
Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo ay xiisadii ka dhex oogan tahay qaar ka mid ah saxaafadda madaxabanaan iyo hay’adaha xukuumadda Somaliland.
Maamulka Somaliland ayaa horey u xidhay xaruntii telefishinka Horyaal iyo milkilihii TV-ga Maxamed Cusmaan Mire, sida ay sheegtay hay’adda difaacayaasha xuquuqda wariyeyaasha ee CPJ.
Loading...
Loading...