Wasaarada gadiidka somaliya oo heshiisyo ka noqotay
Wasaarada gadiidka somaliya oo heshiisyo ka noqotay
Heshiiskan oo aan horay u shaacin Wasaaradda ayaa qoraal ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Salaad ayaa lagu sheegay in lagala noqday heshiisyadii tijaabada ahaa ee lala galay shirkadaha (M.T.O Kalaawito)
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaaraddu ka laabatay heshiis ay horay ula gashay illaa shan shirkadood, kuwaasoo heshiis lagula galay hubinta iyo illaalinta badqabka gaadiidka
Shirkadaha lagala laabtay heshiiska ayaa waxay kala yihiin General Motors, Balqiisa General, Sawaasiya General, Barwaaqo General iyo Gaagaale General.
Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda :-
Loading...
Loading...